bbc.co.uk navigation

Argagixiso

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Mey, 2012, 12:09 GMT 15:09 SGA
  • Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay inay heleen qorsho la doonayay in bobm lagu qarxiyo diyaarad maraykan, iyadoo bobm la soo galiyay dharka hoos laga xirto lagu soo qarinayo.

    8 Mey 2012

  • Weerarka ciidamada amaanka ee Britain waxaa uu dhacay subaxnimadii hore ee maanta, iyadoo lagu tilmaamey inuu ahaa halwagal horey loo sii qorsheeyey.

    2 Mey 2012

  • Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama waxa uu balanqaaday inuu hawsha dhameyn doono, soona gabagabeyn doono dagaalka Afghanistan.

    2 Mey 2012

  • Ninka lagu eedeynayo sanadkii hore in uu ku dilay 77 qof dalka Norway, ayaa sheegay in uusan wax dambi ah galin.

    16 Abriil 2012

  • Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed ayaa sheegay in ciidamo Al Shabaab ah oo ay ku jiran saraakiil sare oo Shabaabka ka tirsan ay soo galayaan mudooyinkan danbe dhulka buuraleyda ee Galgala.

    10 Abriil 2012

  • Tiyaatarka magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax, ilaa 7 qof ayaa ku dhintey inta la ogyhay

    4 Abriil 2012

  • Qarax ayaa ka dhacay Muqdisho guriga madaxtooyada horteeda

    14 Maarso 2012

  • Diyaarad ay leedahay shirkada Turkish Airlines ayaa waxaa ay ka degtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

    6 Maarso 2012

  • Ra'iisal Wasaaraha Britain, David Cameron, ayaa wareysi khaas u ah siiyay BBC Somali Service ayaa ka jawaabay su'aalo la xiriira Somalia.

    24 Febraayo 2012

  • Xoghayaha arrimaha dibedda ee waddankan Britain William Hague oo saaka u warramayay barnaamijka Andrew Marr ee BBC 1 ayaa sheegay in dowladdiisu ay dooneyso inay xal u hesho mashaakilka Soomaaliya.

    19 Febraayo 2012

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.