BBC navigation

Ciyaaraha

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 24 Luulyo, 2014, 13:45 GMT 16:45 SGA
  • Koobka kubadda cagta ee adduunka ee ka socda waddanka Brazil waa kii 20-aad tan iyo markii ay ciyaarahan bilowdeen 1930-kii.

    13 June 2014

  • Brazil oo la filayay inay la soo baxdo ciyaar aad u wanaagsan ayaa goolkii ugu horeeyay ee Koobka duunka 2014-ka looga hormaray.

    13 June 2014

  • Xulka Qaranka kubadda cagta ee Aljeeriya ee ka qeybgalaya ciyaaraha koobka adduunka, ayaa ah kuwo tayo leh, iyaga oo hoos iska soo dhisay.

    12 June 2014

  • Shaqaalaha magaalada ugu weyn dalka Brazil ee Sao Paulo ayaa hakiyay shaqo joojin ay sameyn lahaayeen maalinta furitaanka koobka ciyaaraha dunida.

    12 June 2014

  • Buugga Koobka Adduunka, waxaa uu soo koobayaa dhacdooyin muhiim ah oo la xiriira Koobka Adduunka.

    10 June 2014

  • Cayaaraha Kubadda Cagta Fifa ee Brazil 2014.

    9 June 2014

  • Ka hor bilaabashada cayaaraha, BBC News ayaa wax badan ka diyaarisay dalka oo aan ku ekayn waddooyinka. Qalabka duula ee hexacopter BBC hawada loo diray si loo eego Brazil sida ay u eg tahay marka dusha laga sawirro.

    9 June 2014

  • Barnaamijka cayaaraha waxaa soo jeedinaya Aden Sabrie.

    4 June 2014

  • Masuuliyiinta FIFA ayaa baaraysa eedeymo la xiriira in lacag la bixiyay si Qadar ay u qabato koobka adduunka ee kubadda cagta ee sanadka 2022.

    2 June 2014

  • Qaban-qaabiyeyaashii dalka Qadar ee Koobka Adduunka, ayaa la kulmaya maanta Michael Garcia, oo ah baare ka socda FIFA.

    2 June 2014

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.