BBC navigation

Siyaasadda

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 10 Luulyo, 2014, 05:29 GMT 08:29 SGA
  • Abaanduulaha ciidammada qalabka sida ee Masar, Cabdulfataax al-Sisi ayaa shaaciyay in uu iska casilay militariga dalkaasi.

    27 Maarso 2014

  • Mucaaradka ugu weyn dalka Zimbabwe, ee MDC ayaa qarka u saaran in uu kala jajabo markii labaad tan iyo markii la asaasay 1999-kii.

    27 Maarso 2014

  • G8 ayaa meesha ka baxday, kaddib kulan si ula kac ah looga saaray waddanka Ruushka, misana la baajiyay shirkii Sochi.

    25 Maarso 2014

  • Haweeney 23 jir ah ayaa BBC-da u sheegtay in ay aragtay ugu yaraan 50 qof oo rayid ah oo ay horteeda ku dileen kooxda Boko Haram.

    24 Maarso 2014

  • Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa ku soo rogay xayiraado 21 sarkaal oo Ruushka iyo Ukriane u dhashay.

    17 Maarso 2014

  • Wakiilka QM ee Soomaaliya ayaa u sheegay Golaha Amaanka ee QM in ciidmadma AMISOM ay qaadeen howlgalkii ugu ballaarnaa

    12 Maarso 2014

  • Uruur weynaha shaqaalaha Turkiga ayaa ku baaqay dibadbaxyo iyo shaqo joojin guud ahaan maanta ka dhaqangasha dalka oo dhan.

    12 Maarso 2014

  • Gaashaanbuurta NATO ayaa diyaaradaha wax basaasa u direysa xudduuddaha bari ee xubnaha NATO si ay ula socdaan xaaladda Ukraine.

    11 Maarso 2014

  • Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay ilaa shan magaalada oo Istaraatiiji ah kala wareegeen xarakada al-Shabaab.

    9 Maarso 2014

  • Madaxweynaha Mareykanka ayaa Moscow uga digay in uu cawaaqib ka dhalan doono faragelin lagu sameeyo Ukraine.

    1 Maarso 2014

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.