BBC navigation

Burcad

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 June, 2014, 11:54 GMT 14:54 SGA
  • Burcadda Soomaalida ayaa sii daysay shaqaale markab ooo ay haysteen in kabadan saddex sanno

    8 June 2014

  • Maalinta 18-ka May

    18 Mey 2014

  • Xabsi casri ah oo loogu talagalay maxaabiista burcad badeeda la xukumay ayaa maanta laga furay magaaldaa Garowe ee Puntland.

    2 Abriil 2014

  • Wafdi uu hoggaamiyo wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ee Somaliland Maxamed Cabdullahi Cumar, ayaa safar shaqo ku jooga magaaladda Lodon ee waddanka Britain.

    19 Febraayo 2014

  • Magaalada Baydhabo waxaa maanta laga taagay calanka cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madoobe Nuunoow Maxamed oo ka mid ah guddiga wada shirka ayaa BBC uga warramay maamulka ay sameynayaan.

    27 Janaayo 2014

  • Masuuliyiinta Belgium ayaa xiray, Maxamed Cabdi Xasan, oo loo yaqaan Afweyne, oo loo heysto burcad badeednimo. Waxaa la qabtay Afweyne markii uu ka soo degay garoonka dayaaradaha ee magaalada Brussels.

    14 Oktoobar 2013

  • Daawo sawirro ku saabsan shirka London.

    7 Mey 2013

  • Burcadda Soomaalida ayaa sii daysay markab kadiib markii ay heleen lacag madaxfurasho.

    9 Maarso 2013

  • Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka, John Kerry, ayaa markii ugu horreysay balanqaaday taageero toos ah oo Mareykanku siinayo mucaaradka hubeysan ee Suuriya.

    28 Febraayo 2013

  • Raiisul Wasaaraha dalkan Britain, David Cameron ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa Downing Street ee London Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    4 Febraayo 2013

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.