Sawirro

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 2 Febraayo, 2012, 18:39 GMT 21:39 SGA
  • William Hague oo booqday Muqdisho

    2 Febraayo 2012

  • Waxay BBC la soconaysaa horumarka ay cayaaraha ka sameeyaa ilaa 15 cayaartoy. Waxaa la eegayaa horumarkooda laga bilaabo xilliga ay tababarka samaynayaan ilaa halka ay riyadoodu ku dambayso.

    12 Janaayo 2012

  • Waa Garoomada ay ka dhacayaan cayaaraha kala duwan ee tartamada London Olympic 2012.

    12 Janaayo 2012

  • Xeebta Muqdisho ayaa markii ugu horaysay mudo dheer lagu dabashaa kadib markii Al Shabaab ay ka baxday magaalada

    20 December 2011

  • Djibouti waxaa ku yaala saldhiga ugu weyn ee uu Maraykanka ku leeyahay dalalka Afrika ee ka hooseeya Saxaaraha.

    20 December 2011

  • Daawo sawirrada booqashada Ban Ki Moon

    9 December 2011

  • Wasaaradda difaaca Ruushka ayaa sheegtay in aanay gadan doonin hadda kadib AK47, oo ay gadan doonto qori ka cusub kana casrisan.

    9 Novermber 2011

  • Dhulgariirka waddanka Turkiga waxaa ku dhintay in ka badan 500 oo qof.

    8 Novermber 2011

  • Sawirro calendar oo muujinaya cimilada waddanka Australia.

    8 Novermber 2011

  • Abaarta Soomaaliya

    7 Novermber 2011

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.