Xuquuqda Biniaadanka

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 11 Febraayo, 2012, 18:26 GMT 21:26 SGA
  • Dhawaan waxa la soo saaray buug ku qoran afka Soomaaliga oo ka hadlaya Axdiga caalamiga ee xuquuqda caruurta, gaar ahaan dhibaatooyinka xagga xuquuqa ee heysta caruurta Soomaaliyeed.

    11 Febraayo 2012

  • Subeida Maxamed Mukhtaar, ayaa ku doodeysa in dumarka Soomaaliya ay tahay in door muhiim ah ku yeeshaan xal u raadinta arrimaha Soomaaliya.

    5 Febraayo 2012

  • Ciidamada booliiska ee Somaliland ayaa waxa ay xoog ku galeen oo ay xireen xarunta telefishinka Horn Cable TV ee magaalada Hargeysa.

    14 Janaayo 2012

  • Kooxdii ugu horeysay oo jamacada carabta ka socda ayaa lagu wadaa in ay gaarto dalka Suuriya. Kooxdan waxay kormeeri doontaa heshiis jamcadda carabta la gashay Suuriya oo la doonayo in lagu soo afjaro rabshadaha muddada sagaalka bilood ah ka socda dalkaas

    26 December 2011

  • Ciidamada Ammaanka ee Masar, waxaa ay weerar ku qaadeen, fagaaraha Taxriir oo ku yaala bartamaha magaalada Qaahira, waxaanay halkaas xoog kaga saareen dad banaan-bax dhigayey.

    20 Novermber 2011

  • UNHCR ayaa sheegtay in rayadka ku dhex nool dagaalka ka socda Soomaaliya in la siiyo magdhow ama lacag.

    10 Novermber 2011

  • Xaaladaha Nololeed ee dhalinyarta ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Arrimaha la xiriira gannacsiga guurka iyo waxbarashada.

    9 Novermber 2011

  • Qoysas barkacayaal ah oo halkii ay u qaxeen kala kulmay faraxumayn aan la filayn

    8 Novermber 2011

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.