Yurub

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 14 Janaayo, 2012, 18:30 GMT 21:30 SGA
  • Wararka ka imanaya dalka Talyaaniga, waxaa ay sheegayaan in ugu yaraantii 6 qof ay ku dhinteen markii, markab weyn oo oo kuwa dadka dal-xiiska qaada ah uu ku degey xeebta dhinaca galbeedka ee Talyaaniga

    14 Janaayo 2012

  • Wasiirada dhaqaalaha ee labada waddan ee ugu horreeya dhaqaalaha Africa ayaa ku dhaliilay Midowga Yurub inay ku guuldareysteen inay joojiyaan dhibaatada deynta.

    2 December 2011

  • Raiisul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel iyo Madaxweynaha Faransiiska Nicolas Sarkozi ayaa u muuqda in ay ku kala ra'yi duwan yihiin xalka deymaha Yurub.

    2 December 2011

  • Ra'iisul wasaaraha Talyaaniga ayaa istiqaaladiisa u gudbiyay madaxayaha dalka. Intii uu ku sii socday aqalka madaxtooyada ee magaalada Rome oo in yar u jirta ayaa koox dad ah ay ku buuqeen oo magacyo ugu yeerayay.

    13 Novermber 2011

  • Madaxweynaha Giriigga ayaa magacaabay Raiisul Wasaare KMG. Raiisul Wasaaraha cusub ayaa ah Lukas Papademos, oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii hore ee bangiga dhexe ee Yurub.

    10 Novermber 2011

  • Waxaa uu ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaalida ee ka tagta qurbaha ee ku biirta kooxaha Soomaaliya ka dagaallama.

    10 Novermber 2011

bbc.co.uk navigation

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.