bbc.co.uk navigation

Aasiya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 29 Janaayo, 2012, 14:00 GMT 17:00 SGA
  • BBC waxaa ay war ku heshay in dawladda Afghanistan ay ku tala jirto in niman ka tirsan Ururka Taaliban ay kula shirto, dalka Sacuudi Carabiya, dhawrka toddobaad ee soo socda.

    29 Janaayo 2012

  • Dalka Iraan waxaa lagu dilay nin ka shaqeyn jiray xaruun lagu kobciyo nukiliyarka, waxaa uu noqonayaa qofka afaraad ee ka shaqeeya waaxda nukiliyarka Iraan oo la dilo mudo laba sano ah.

    11 Janaayo 2012

  • Kuuriyada Waqooyi ayaa ku jirta tacsi ka dib markii hoggaamiyahoodii Kim Jong Il uu dhintay.

    19 December 2011

  • Ciidamada Militeriga waddanka Pakistan ayaa sheegay in ugu yaraan 26 ka tirsan askartooda in lagu dilay weerar ay qaadday dayaarad helicopter oo ay leeyihiin NATO meel u dhaw soohdinta dalka Afghanistan.

    26 Novermber 2011

  • Ninakn aya lagu helay dambi ah in uu ku xadgudbay boqortooyada dalkaasi oo uu fariinta gaaban ee Mobilka si xun u adeegsaday

    23 Novermber 2011

  • Masiibooyinka dabiiciga ah

    9 Novermber 2011

  • Sacuudiga ayaa markii ugu horaysay xajka u adeegsaday helikobtaro lagu badbaadinaayo dadka xajinaaya

    9 Novermber 2011

BBC © 2012 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.