BBC navigation

Afrika

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Luulyo, 2014, 17:34 GMT 20:34 SGA
  • Ugu yaraan 250 maxaabiis ah ayaa ka baxsaday xabsi ku yaal magaalada Bukavu ee bariga Koongo. Saraakiil ku sugan deegaanka ayaa sheegay in ugu yaraan 2 qof la dilay.

    6 June 2014

  • Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey BBC-da waxa uu ka warbixiyey howlgallada AMISOM

    4 June 2014

  • BBCda ayaa waxa ay ogaatay in dagaalyahano ka tirsan kooxda Boko Xaraam, ay ku dileen tobaneeyo qof tuulooyin ku yaal gobolka Borno.

    4 June 2014

  • Markii ugu horreysay ayaa koranto laga dhaliyay dabaysha waxaa lagu rakibay garoonka caalamiga ee Cigaal ee Magaalada Hargeysa .

    3 June 2014

  • Madaxweyne Obama ayaa lagu wadaa in uu safiirkii ugu horreeyay u magacaabo Soomaaliya tan iyo markii dalkaasi uu ku hoobtay dagaal sokeeye muddo ka badan labaatan sano.

    3 June 2014

  • Khuburada caafimaadka ayaa sheegtay in la'aanta dawada xannuunka la dagaalanta ee la siiyo bukaanada ay tahay xaalad laga walwalo.

    3 June 2014

  • Waxaa xilka la wareegaya madaxweynaha cusub ee Malawi Peter Mutharik kadib doorasho lagu murmay.

    2 June 2014

  • Booliska Nigeria ayaa sheegay in ay 14 qof ku dhinteen weerar bambaano oo ka dhacay magaalada Mubi ee ku taalla waqooyi bari ee dalkaasi.

    2 June 2014

  • Dagaal xooggan ayaa shalay gelinkii dambe deegaanka Aato ee gobolka Bakool waxa uu ku dhexmaray ciidammada dowladda iyo Al-shabaab.

    2 June 2014

  • Dowladda Sudan aya abeenisay in la sii daynayo Maryam Ibraahin oo lagu xukumay dil kadib markiiay ka baxday Islaamka.

    1 June 2014

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.