BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Barnaamijyada
Laanta Soomaaliga ee BBC-du waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba sheegno oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan, wareysiyo,baafin, doodo, iyo barnaamijyo aqoon korarsi ah.
SABTIDA - ARBACADA   KHAMIISTA - JIMCAHA
Wararka Aduunka: & Baafinta

  Wararka Aduunka:
1415 - 1500 GMT   1400 - 1500 GMT
1800 - 1810 GMT   (Waqtiga Caalamigi ah)
Maalmaha Sabtida ilaa Arbacada wararka caalamka waxaad maqli kartaan saacadaha 1430 iyo 1800 GMT, Khamiista iyo Jimcaha 1400 GMT (Waqtiga Caalamiga ah) iyo barnaamijyo kale oo Soomaali ku baxa:
ISNIINTA
Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT ka dib   Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Aduunka 1800 GMT ka dib   Barnaamijka Cayaaraha
Waa fursad aad ku maqli kartaan qeybaha kala duwan ee cayaaraha Somalida iyo kuwa aduunka markaa ka dhacaya.
TALAADA
Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT ka dib   Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Aduunka 1800 GMT ka dib   Xubinta Caafimaadka
Waa barnaamij ku saabsan calaamadaha,dawaynta Cudurada iyo aqoon guud ee Caafimaadka arrimaha la xiriira.
ARBACA
Baafinta iyo Tacsida 1415 GMT ka dib   Ammuuraha Taagan: Barnaamijka Dunida iyo Maanta

Wararka Aduunka 1800 GMT ka dib   Xubinta Dhaqaalaha Somaalida
Waxaan ku soo qaadanaa arrimaha dhaqaale ee Somalida.
KHAMIIS
Warka Adduunka 1400 GMT ka dib   Waydiin iyo Warcelin
Waxaan ugu jawaabnaa su'aalaha ay dhageysteyaashu naga soo waydiiyaan mowduucyada ay danaynayaan in ay war dheeraad ah ka ogaadaan.


Warar maqal ah
Barnaamijyada

Wararka iyo Arrimaha Taagan / Baafinta / Waraysiyo
Barnaamijkii 14:00

Wararka iyo Arrimaha Taagan
Barnaamijkii 18:00

Warar BBC-da ee 24ka saac
Warar BBC-da ee 24ka saac
Sawirada masiibada doonta Lampedusa
Sawirada masiibada doonta Lampedusa

 Warar khaas ah
Munaasabad loo qabtay sanad- guuraadii kowaad ee qarixii Jasiirada Bali

 Warar khaas ah
Muran siyaasadeed oo ka jira dalka Kenya

 Warar khaas ah
Sanadgurada tobanaad ee dagaalkii Muqdisho oo 18 askari Maraykanka looga dilay.

 Warar khaas ah
Dacwad argagixiso oo laga wado maxkamadaha Kenya

 AFRICA NEWS
Bashir cancels visit to Istanbul
China pledges $10bn Africa loans
ICC seeking speedy Kenya trials

 AFRICAN FOOTBALL
Nigeria expects Aghahowa return
Gadaffi reconsiders Caf bid
Moroccans on the move

Bogag aan BBC ahayn
Hiiraan
Dahabshiil
Hornafrik
Stn-tv
Radio Hargeisa
BBC masuul kama aha bogagga kale ee internetka

 NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH

Tel:+ 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.