BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
22 Nofembar, 2009, 02:08 GMT; 05:08 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Bukaanka Isbitaal Banaadir
 
Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho waxaa xiligan ku jira bukaanno kala duwan oo ay ka mid yihiin carruur Soomaaliyeed oo qaba xanuuno kala duwan.

Xanuunadaas, ayaa waxaa ka mid ah qaar aanuu isbitaalku lahayn awood uu wax kaga qaban karo.

Waxaa kaloo isbitaalka Banaadir adeegyada caafimaad ee uu bulshada u fidiyo ka mid ah umulinta hooyooyinka, kuwaas oo dhibaatooyin la kulma marka ay dhalayaan.

Weriyaha BBC Ayaanle Xuseen Cabdi, oo booqday Isbitaalka, ayaa la kulmay Dhaqtaradda Luul Maxamuud Maxamed oo ka mid ah saraakiisha caafimaadka ee ka howlgala Isbitaalka Banaadir.

Waxay uga warantay dhibaatooyinka kala duwan ee soo wajaha isbitaalka, inta badan in ay daweeyaan cudurada hooyada iyo dhalaanka, balse jiraan cases ay awoodi waayaan in ay wax ka qabtaan.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin