|
Captain Markab oo dhintay
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Burcad badeed ku sugan Soomaaliya, ayaa sheegay in captain-ka markab ay hortaantii todobaadkan qabteen in ay u dhintay dhaawac
rasaas oo soo gaaray intii howlgalka afduubka lagu jiray.
Markabka ayaa ah nooca booyadaha ee kiimikada qaada. Captain-ka ayaan la ogayn dalka uu u dhashay balse markabka ayaa waxaa saaran 28 shaqaale oo u dhashay dalka Kuuriyada waqooyi. |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||