|
Dambi ma leh
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Nin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Netherlands ama Holland kadib markii FBI-da Maraykanku dalbadeen xarun u dhow magaalada
Amsterdam oo lagu hayo dadka soo galootiga ah, ayaa xubno ka tirsan qoyskiisu sheegeen in eedaha loo qabsaday aysan ahayn
kuwo jira.
Maxamuud Sayid Cumar, oo 43 jir, ayaa loo haystaa in uu maalgalinayay kooxda Islaamiyiinta ah ee xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta, isagoo la qabtay Axaddii la soo dhaafay markii uu iska dhiibayay dalkaas. Waxaa xarigiisu uu la xiriiraa ilaa labaatan dhalinyaro ah oo deganaa Maraykanka oo la waayay. Maxamuud oo horay u deganaa dalka Maraykanka, ayaa ka tagay bishii Novermber ee sanadkii 2008. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||