BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
14 Nofembar, 2009, 17:43 GMT; 20:43 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Miisaaniyadda Soomaaliya
 
Miisaaniyadda dowladdu waxay kor u dhaafeysaa $110 m.

Hore wuxuu Raiisal Wasaare, Cumar Cabdirash, u sheegay in dowladdu ay hadda soo saarto 40% miisaaniyaddeeda.

Wuxuu Raiisal Wasaaruhu hadda ka hor u sheegay BBC in uu damacsan yahay in dowladdu ay soo saarto 60% miisaaniyaddeeda.

Taasi hadday dhabaodo waxay noqoneysaa in dowladdu ay soo saarto lixadameeyo milyan oo doollar muddo 12 bilood ah.

Meelmarinta kama dambeysta ah ee miisaniyaddu waxay u taalla baarlamaanka Soomaaliya.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin