|
Shariif iyo Faroole oo kulmay
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed ayaa kullan ku
yeeshay magaalada Nairobi.
Labada Mas'uul oo ay tahay markii ugu horeysay ee ay wada kulmaan ayaa waxa shirkoodu ka dhacay safaaradda Soomaalida ee Nairobi. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa horey heshiis qodobo dhawr ah ku heshiiyay. Labada Madaxweyne oo xilku ku cusub yahay, ayaa arrimaha ay ka wada hadlayaan waxaa ka mid ah sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha ammaan darrida oo maalmahan ku soo korortay Puntland iyo la dagaallanka burcad badeedda. Wixii warar ee ka soo kordha kullanka labada mas'uul kala soco bartan BBCSomali.com. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||