|
Qarax Pakistan
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Qarax wayn, ayaa gilgilay magaalada Peshawar ee waqooyiga galbeed ee Pakistan.
Qaraxa ayaa lala eegtay xafiisyada hay'adda dabagalka military-ga, halkaas oo dhaawac uu gaaray. Booliiska, ayaa sheegay in 7 qof ay ku dhimatay. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa loo adeegsaday baabuur bomb laga soo buuxiyay oo uu isdilay qofkii waday. Waa weerarkii ugu dambeeyay ee weerar bomb oo taxane ah oo ka dhacay Peshawar tan iyo markii ciidamada Pakistan ay bilaabeen weerarka ka dhanka ah Taliban ee gobolka qabaa'ilku dego ee Koonfurta Waziristan. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||