|
Booqashada Gaarisa
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Guddiga barlamaaniga ee arimaha difaaca ee dalka kenya aya soo gabagabeeyey kulamo uu kula yeelanayey magaalada gaarissa ee
gobolka waqooyi bari,qaar ka mid ah walidiinta iyo sarakiisha dowladda.
Guddigan aya waxa uu xog-waraysi la yeelanayey qaar ka mid ah walidiinta oo ka cabanaya in caruurtooda loo tababarayo in ay ka qeyb qataan dagaalada ka socda somalia, waxayna ku edeynayaan xukumadda Kenya in ay tababarkaasi fidinayso. Eedeynta waxa hore u beeniyey sarakiisha dowladda kenya Haddaba weriyaha bbc-da bashkas jugsoodhacay, aya waxa uu waraysaty guddoomiyaha gudigaasi Adan Keynan. Wuxuu guddoomiyuhu sheegay in ay ogaadeen in arrintu jirto, isla markaana cidii ka dambaysay tallaabo laga qaadi doono. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||