|
Dhul go' Tanzania
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Dhul go' ka dhashay roobab xoog leh oo ka da'ay waqooyiga Tanzania, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan labaatan qof.
Sarkaal deegaanka ah ayaa sheegay in maydka dadka laga soo saaray tuulada Goha oo ku taalla gobolka Kilimajaro. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||