BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
10 Nofembar, 2009, 18:08 GMT; 21:08 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Kenyan la sii daayay
 
Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
Laba qof oo Kenya u dhashay, oo lagu afduubay, caasimada Soomaliya, ee Muqdisho, Axadii ayaa la sii daayey.

Dad ay wada shaqeeyaan labad anin ayaa sheegaya in iyagoo bed qaba si degdeg ah loogu celiyey Kenya.

Raggan Kenya u dhashay ayaa ka shaqeynaayey shirkad daabacaadda ka shaqeysa, oo ku taall meel u dhow suuqa Bakaraha Muqdisho.

Raggan ayaa waxaa afduubay niman dabley ah oo aan la aqoon, waxaana sidoo kale ay la wateen laba qof oo Soomaali ah, oo iyaguna markii dambe la sii daayey.

Lama oga in wax madaxfurasho ah la bixiyay iyo in kale.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin