BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
08 Nofembar, 2009, 18:09 GMT; 21:09 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Ajnabi la afduubay
 
Afar qof oo labo ajnabi tahay ayaa galabta laga afduubay xaruun madbacad oo ay ka shaqeynayeen oo ku taalla magaalada Muqdisho.

Madabacadda Xamar cadde oo ka furan Suuqa Bakaaraha aya la sheegay in laga watay maamulihii iyo saddex qof oo kale oo ay ku jiraan labo nin oo u dhashay dalka Kenya.

Wararku waxa ay sheegayaan in ragga ajnabiga ahi ay in muddo ah madbacdan u shaqeynayeen.

Lama yaqaano cidda ay tahay dableyda afduubay afarta qof iyo halka ay la aadeen toona.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin