BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
07 Nofembar, 2009, 03:24 GMT; 06:24 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Ciidamada Congo oo la eedeeyay
 
Hay'adda caafimaadka MSF, ayaa ku eedaysay ciidamada Congo in ay rasaas ku fureen dad rayid ah oo meel isugu soo baxay.

Dadka ayaa isugu soo baxay goobo fogfog oo ku ku yaalla dhulka uu mucaaradku ka taliyo ee bariga dalka.

Dadka rayidka ah oo ay ku jiraan caruur, ayaa la siinayay tallaalka cudurka jadeecada.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin