BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
07 Nofembar, 2009, 01:41 GMT; 04:41 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Baaritaanka rabshadihii Kenya
 
Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa u saartay sadex xaakim in ay soo eegaan codsiga dacwad soo oogayaal.

Waxay dacwad soo oogayaashu dalbadeen in la baaro rabshadihii ka dhacay dalka Kenya doorashooyinkii dalka kadib muddo laba sano hadda laga joogo.

Go'aanka, ayaa ku soo beegmaya maalin kadib markii madaxa dacwad soo oogayaasha maxkamadda caalamiga ah ee ICC Luis Moreno-Ocampo uu ku wargaliyay maxkamadda in dambiyo ka dhan ah bini'aadaminimada ay dhici karto in la gaysta intii ay socdeen rabshadihii ka dambeeyay doorashada.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin