|
Eedeynta Shariif
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed, ayaa ku eedeeyay kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda, in ay ku cayaarayaan
sumcadda Islaamka.
Madaxweyne Shiikh Shariif, oo ka hadlayay munaasabad uu ku magacaabayay maamul cusub oo magaalada Muqdisho yeelanayso, ayaa sheegay in mucaaradka maadaama ay hadal maqli waayeen, in lagu qasban yahay in tallaabo adag laga qaado. Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay kooxaha mucaaradka in dhibaato ay iyagu u keeneen waddanka, haddana ay ku hayaan, isagoo sheegay in si micno darro ah ay dadka ugu geystaan falal dil iyo afduub isugu jira. Shiikh Shariif ayaa sidoo kale ku eedeeyay mucaaradka, inay bilaabeen in haweenka ay ku qasbaan dhar gaar ah inay toshaan, haddii kale la ganaaxayo. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||