BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
06 Nofembar, 2009, 02:09 GMT; 05:09 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Cabaas oon dib isu sharaxaynin
 
Madaxwaynaha Falastiiniyiinta, Maxamuud Cabaas, ayaa ku dhawaaqay in uusan u tartami doonin dib in loogu soo doorto madaxtinimada Falastiiniyiinta bisha January ee soo socota.

Wuxuu sheegay in uu go'aanka gaaray maadaama wax horumar ah laga gaari waayay qorshaha nabadda.

Weriye ka tirsan BBC, ayaa sheegay in Mr Cabaas la'aantii rajada laga qabi karaa qorshaha nabadda ee cakiran in uu u muuqdo mid mugdi sii galaya.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin