|
Xoolaha Soomaalida
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha ee Somaliland, Dr Idiris Ibraahim Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday in Sacuudigu uu si rasmi
ah uga qaaday xayiraaddii saarnayd xoolaha Soomaalida ee dalkaas loo dhoofin jiray.
Xayiraadda Sacuudigu ka qaaday xoolaha Soomaaliya, waxaa saamaynta ugu horaysa ay ku yeelanaysaa xoolalayda Soomaaliyeed, iyo ganacsatada ka baayacmushtarta ama dhoofisa xoolaha. Meelaha kooxaha kala duwan ee ku nool ama ka faa'iidaysta ka ganacsiga xoolaha ay isugu tagaan waxaa ugu horeeya suuqyada lagu iibiyo xoolaha. Wasiirka ayaa sheegay in tallaabadan ay dhaqangashay isla markii lagu dhawaaqayba, oo xoolaha Soomaalida loo dhoofin karo Sacuudiga marka ugu soo horaysa. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||