BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
05 Nofembar, 2009, 02:57 GMT; 05:57 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Gargaarka ICRC
 
Qaar dhalaanka barakacayaasha
Ilma yar oo dhalaan dusha u saaran yahay oo ka mid ah barakacayaasha

Iyadoo roobab xoog leh ay ka da'een qaybo ka mid ah Soomaaliya, ayaa goobaha ugu daran waxaa lagu tilmaami karaa meelaha ay degan yihiin dadka barakacaasha ah.

Dadkan oo guryahooda uga soo cararay dagaalada aafeeyay inta badan Soomaaliya, gaar ahaanna magaalada Muqdisho, ayaa ku dan daraysan daafaca caasimadda Soomaaliya muddo dhowr sano ah.

Hay'adda samafalka ee dhinaca caafimaadka ee ICRC, ayaa maalmihii ugu dambeeyay waday howlgal ay teendhooyin ugu qaybinayso.

Kumanaan qoys oo ku nool dhowr boqol oo xero oo ay barakacayaashu ka degan yihiin agagaarka magaalada Muqdisho, ayaa ka faa'iidaystay dadaalka ICRC.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin