|
Shaqo dhimidda GM
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Shirkadda baabuurta samaysa ee Maraykanku leeyahay ee General Motors, ayaa sheegtay in ay filayso in ay dhinto ilaa toban
kun oo shaqo warshadaha ay ku leedahay Europe.
GM, ayaa ku dhawaaqday tiradan kadib markii ay ka laabatay heshiis ay ku iibin lahayd howlaheeda Europe. Warka, waxaa uu caro ka sababay gudaha dalka Germany oo dowladda ay u soo bandhigtay in ka badan lix billion oo doolar oo dayn ah si iibka lagu xaqiijiyo. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||