|
Hayaanka Kalluunka
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Sida Shimbiraha oo kale ayuu kalluunku u hayaamaa oo marba meel badda u tagaa.
Sidaasi waxaa BBC u sheegay Axmed Jaamac Saciid oo baaritaan muddo ku sameeynayey kalluunka, gabayo ku saabsan kalluunka tiriyey iyo sida uu u ceegaago xeebaha Soomaaliya oo dhan. Dhibaatada kalluumeysatada Soomaalida haysata, ayuu khabiirkaani ku sheegay in ay tahay iyaga oo aan awood u lahayn in ay jilaabtaan kalluunka, xilliyada ku haboon inta aanu meel fog fog u hayaamin. Khabiirku, waxa uu intaasi ku daray in maraakiibta ajnabigu ay kalluumeysatada danyarta ah shabaagta ka bur buriso, iyagoo kalluunkana xaalufinaya. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||