BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
03 Nofembar, 2009, 13:16 GMT; 16:16 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dekedda Muqdisho
 
Dekedda Mugadishu
Dekedda Mugadishu
Dekedda Muqdisho ayaa toddobaad xirneed muran soo kala dhex galay ganacsatada gobalka Banaadir iyo dowladda darteed.

Muranku ayaa waxaa uu salka ku hayaa dowladda oo dooneysa in badeecooyinka la dhigo bakhaarro si loo hubiyo in ay aamin yihiin.

Arrintaasi oo ganacsatadu ay u arkaan in lagu xanibayo badeecadahooda iyaga oo ku doodaya in ay dekedo caalami ah ka keeneen badeecadahooda laguna soo xaqiijiyey amaanka sida uu BBC u sheegay ganacsade Axmed Sheikh.

Wasiirka Lacagta, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa isagu waxaa uu BBC u sheegay in horey ay ganacsatada isugu afgarteen in bakhaar ladhigo badeecooyinka marka la soo dejiyo si loo hubiyo amaanka iyo in la canshuurayba, haatana laga doonayo ganacsatadu in ay howsha fududeeyaan.

Weli waxaa labada dhinac u socda kulamo la doonayo in lagu soo afjaro khilaafka.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin