|
Iska hor imaadka Tiyeegloow
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
Wararka ka imaanaya Tiyeeglowna waxay sheegayaan in ay isku hor fadhiyaan xoogag iska soo horjeeda oo kala taageersan Xisbul
Islaam iyo Al-Shabaab.
Dagaal bilowday shalay galab oo ilaa xalay socday ayaa dadka deegaanku sheegayaan in uu halkaas ka dhacay. Xiriir BBC la samaysay madaxda deegaanka ee labada dhinac ayay ku beeniyeen in ay dhinacyadooda halkaas ku dagaalameen. Ganacsigii magaalada, ayaa wararku sheegayaan in uu xiran yahay. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||