|
Xaaladda siyaasadeed ee Somaliland
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dood la dhexdhigay ardeyda, macalimiinta iyo maamulka jaamicadda
Hargeysa.
Doodda ayaa waxay ku saabsan tahay khilaafka xagga siyaasadda ee dhawaanahanba ka taagnaa Somaliland ee u dhexeeya dowladda iyo xisbiyada mucaaradka. Dooddan waxa ay xubnaha ka qeybgalaya ee ardeyda, macalimiinta iyo maamulka jaamicadaba, ku eegayaan halka xaaladda siyaasadeed ee Somaliland ay marayso. Waxaa ay si gaar ah ugu eegayaan laba qodob oo kala ah: Maxaa waaya aragnimo ah ee ay ka kororsadeen wixii soo maray Somaliland iyo Maxaa qorshe ah oo ay ku talin lahaayeen si aanay arrimahaasi dib u dhicin oo horey looga sii socon lahaa. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||