|
 |
|
| Islaamka iyo Casriga |
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan oo qeyb ka ah barnaamijyo horay u baxay oo ku saabsan Islaamka iyo Casriga.
Barnaamijkan oo qeyb ka ah barnaamijyo qaas ah oo aan ugu tala galnay bishan barakeysan ee Ramadan, ayaa waxa uu si gaar ah
u eegayaa waxa loola jeedo Modernity.
Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaaliyeed, oo kala ah Maxamuud Shiikh Axmed Dalmar oo jooga London, Dr
Cilmi Maxamuud Nuur oo jooga Sweden, Xuseen Axmed Warsame oo wax ka dhiga jaamicad ku taalla waddanka Canada, Dr Cabdi Naasir
Cumar Shuuriye, Shiikh Xasan Cali Maxamuud iyo Sabriye oo ah ardey wax ka barta Qaahira oo wax ka dhiga jaamicad ku taalla
waddanka Malaysia.
|