BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
11 Sebtembar, 2009, 13:58 GMT; 16:58 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Xuquuqda haweenka ee diinta Islaamka
 

 
 
Gabar gaari wada
Gabar gaari wada
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadan waxa uu ku saabsan yahay xuquuqda haweenka ee diinta Islaamka.

Barnaamijka oo qeyb ka ah barnaamijka qaas ah oo aan ugu tala galnay bishan barakeysan ee ramadan ayaa waxa ka qeybgalaya Maxamuud Shiikh Axmed, Sucaad Carmiye, Shiikh Ismaaciil Cabdi Hurre, iyo Rooda Cabaas, oo ka doodi doona doorka haweenka Islaamka iyo arrimaha la xiriira xuquuqaha haweenka ee Islaamka.

Waxaa qodobada barnaamijka sida gaarka ah looga doodi doono ka mid ah arrimaha waajibaadka ah iyo xuquuqda dumar, gaar ahaan arrimaha qoyska, guurka iyo xijaabka.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin