BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
28 Agoosto, 2009, 17:33 GMT; 20:33 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Maxaa horyaalla muslimiinta caalamka?
 

 
 
Xajka
Xajka
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan arrimaha horyaalla dadyowga muslimiinta ee caalamka oo dhan.

Barnaamijkan waa qeybtii koowaad ee barnaamijyo taxane ah oo aan idiin soo gudbin doono inta lagu guda jiro bishan barakeysan ee Ramadan.

Barnaamijka oo arrimo fara badan oo dunida muslimka ah looga hadlayo ayaa waxaa ka qeybgalaya aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin Maxamuud Shiikh Axmed Dalmar iyo Prof. Axmed Ismaaciil Samatar.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin