http://www.bbcsomali.com

15 Julaay, 2009, 17:16 GMT; 20:16 SGA

Madaxwaynaha Puntland

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Cabdirahman Maxamed Maxamuud, ayaa waxa uu socdaal ku soo gaaray London kadib markii uu ka soo laabatay dalka Maraykanka, halkaasi oo uu u tegey kulan uu qabqaabiyey guddoomiyaha guddi hoosaadka aqalka kongresska ee maraynku, laguna dhageysanyey warbixinno ku saansan xaaladaha Soomaaliya.

Waraysiga

Haddaba madxweynaha puntland oo lagu marti qaaday stuudiyaha bbc ee Bush house, ayaa waxaa Aadan Nuux Dhuule uu marka hore weydiiyey ujeedada socdaalladiisan dibadda iyo cidda ay isku arkeen Britain.