http://www.bbcsomali.com

06 Julaay, 2009, 14:35 GMT; 17:35 SGA

Wareysi: Saynab Cige Maxamed

Wareysi dheer oo fanaanadda caanka ee Saynab Cige Maxamed laga qaaday sanadkii 1999.

Saynab Cige

Saynab Cige waxa ay ka waramaysaa nolosheedii iyo taariikhdeedii fanka.

Waxaa sidoo kale ay ku heeseysaa qaar ka mid ah heesaheeda ugu caansan, ee ku jiray riwaayaddii Qabrigii Jaceylka.

Weriyaha BBC Cabdullaahi Xaaji ayaa wareystay.