|
Dood mudanayaasha baarlamaanka KMG
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Barnaamijka Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xaaladda guud ee ammaanka iyo siyaaddda ee Soomaaliya, gaar
ahaan xaaladda baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya.
Waxaa ka qeybgalaya barnaamijka oo ka doodaya arrimahaasi mudanayaal ka tirsan baarlamaanka oo ku sugan magaalada Nairobi ee waddanka Kenya. Waxaa sidoo kale ay ka hadlayaa mudanayaasha suurta galnimada in xal loo helo dhibaatada Soomaaliya, si looga baxo dagaallada ka soconaya waddanka, oo ay ku dagaallamayaan dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda. Mudanayaasha ka qeyb galaya waxa ay kala yihiin Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka, Yusuf Geelle Ugaas, Ismaaciil Maxameed Hurre Buubaab, Cali Baashe Xaaji Maxamuud, Xareed Xasan Cali iyo Cabdulqaadir Shiikh Maxamuud. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||