BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
19 Julaay, 2009, 19:30 GMT; 22:30 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Dagaal caawa ka bilowday Muqdisho
 
Dhaawac
Dagaallada Muqdisho ka dhaca waxa inta badan ku dhaawacma rayidka
Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus iyo duqeyn ay caawa ka bilowdeen qeybo ka mid ah dagaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa waxa uu bilowday markii kooxo hubeysan ayay weerar ku qadeen fariisimo ay leeyihiin ciidamada midowga Afrika iyo kuwa dowladda KMG ah oo fariisinka ku leh wadada Maka al-Mukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa isgoyska Dabka iyo Taleex.

Waxaa jira hoobiyayaal iyo madaafiic ku dhacaya qeybo ka mid ah degmooyinka Hodan iyo Hawl-wadaag, gaar ahaan suuqa Bakaaraha.

Lama oga qasaaraha ka dhashay duqeynta iyo dagaalada.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin