Adan Nuux Dhuule BBC London
|
 |
 |
|
| Dhismahii tiyaatarka Soomaaliya |
Barnaamijkla Falanqeynta ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay kaalinta ay suugaanta Soomaaliyeed ku leedahay bushada dhexdeeda
iyo waxa ay ku soo kordhiso.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya abwaanada Soomaaliyeed ee kala Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye, Mustafa Shiikh Cilmi, Cali Sugulle
iyo Cabdalla Xaaji Cismaan oo cilmi baaris ku sameeya suugaanta Soomaalida.
Waxa ay abwaanadu kaga hadlayaan dhinacyada kala duwan ee suugaantu ay kaalinta kaga leedahay horumarinta bulshada iyo af.
|