|
Booliiska Kenya oo dad ku xiray Eastliegh
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Ciidan ka tirsan booliiska waaxda socdaalka ee waddanka Kenya ayaa saaka u dhacay hotel ku yaalla degmada Eastleigh ee magaalada
Nairobi.
Wararku waxay sheegayaan inay xireen ilaa 30 qof oo hotelka degganaa, kuwaas oo u badnaa ciidan dowladda ku meel gaarak ee Soomaaliya oo Nairobi looga daweynayey dhaawacyo ka soo gaaray dagaaladii Muqdisho. Nin u hadlay waaxda socdaalka ee Kenya ayaa BBCda u sheegay in loo xiray sababo la xiriira xagga socdaalka iyo sharciga ay dalka ku joogaan.
Ninka Hotelka la weeraray ee Eastleigh leh Jaamac Yusuf ayaa BBCda uga waramay dadkii laga watay hotelkiisa. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||