BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Go'aanka Mudanayaal Baarlamaanka
 
Calanka Soomaaliya
Calanka Soomaaliya
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

In ka badan konton mudane, ayaa halkaas isugu tagay, waxaana ay soo saareen go'aano ku aadan dowladda, mucaaradka iyo xaaladda dalka.

Goobtaas, waxaa tagay weriyaha BBC-da, Yuusuf Xassan, oo doodan dhex dhigay qaar ka mid ah mudayaashii kulan joogay.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin