BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
12 Julaay, 2009, 17:05 GMT; 20:05 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Ciidamada oo kala jooga goobihii Sabtidii
 
Muqdisho
Dad badan ayaa ku dhaawacmay dagaallada Muqdisho
Waxaa wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ay sheegayaan in caawa dhowr madfac ay ku soo dhaceen goobo ka mid ah suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo aan si rasmi ah loo ogayn qasaaraha ay gaysteen.

Maanta, iyadoo rasaas goosgoos ah ay jirtay aroortii hore, ayaa wararku sheegayaa in degmada kaaraan xaafado ka mid ah ay ku dhaceen madaafiic.

Madaafiicda, ayaa la sheegayaa in laga soo ridayo xeryaha ciidamada dowladda ku meelgaarka ah.

Jawiga magaalada ayaa ka daganaa sidii uu shalay ahaa oo dagaal culus oo socday ay ku dhinteen in ka badan labaatan qof.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin