BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
10 Julaay, 2009, 18:00 GMT; 21:00 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Madaxweyne Obama oo ku sugan waddanka Ghana
 
Obama
Barack Obama iyo xaaskiisa Michel Obama
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa tegay waddanka Ghana maanta gelina danbe, taasi oo ah booqashadiisii ugu horeysay ee wadamada Saxaraha ka hooseeya, Soo dhaweyn weyn ayaa ka muuqata magaalada caasimadda ah ee Accra.

Weriyaha BBC Saciid Cali Muuse oo ku sugan magaalada Accra ayaa ka waramaya sida loogu diyaar garoobay booqashada Obama.

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka jeediyoo waddanka Ghana khubad uu uga hadlayo siyaasaddiisa ku wajahan qaaradda Afrika.

Obama oo muddo gaaban joogi doona waddanka Ghana ayaa waxa uu booqan doonaa goobo dhar ah oo taariikh ku leh waddankaasi, oo ay ka mid tahay goobtii laga dhoofin jiray dadka madow xilligii adoonsiga.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin