|
Hakadka howlaha MSF ee Muqdisho
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Hay'adda dhakahtiirta aan xuduuda lahayn ee MSF oo howlo samafal ah oo dhinaca caafimaadka ah ka waday Waqooyi Magaalada Muqdisho,
ayaa shalay warbixin ay ka soo saartay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku sheegtay in ay joogsadeen howlhilihii ay halkaas
ka waday, ka dib markii dagaalo ka soo cusboonaaday waqooyiga magaalada muqdisho ay ku qasbeen in shaqaalaha hay'adda ay
naftooda la baxasadaan.
Weriyaha BBC-da ee Mohammud Ali aya waxa uu waraystay Dr Mohammed Hassan oo ugu waramay culuyska la soo darsaya hay'adda oo muddo 17 sanno ah howgal ka waday Muqdisho
Hay'adda waxay sidoo kale sheegatay in in ka badan 200 oo kun oo rayid ah ay ku barakaceen dagaalada ka socda caasimada |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||