|
Soomaalida ku nool waddanka Kenya
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Dhibaatada ka taagaan Soomaaliya waxa saamayn ku leedahay dalalka deriska la ah, haddii ay tahay qaxootiga Soomaalida ah
ee tegay dalalkaasi , ama cabsi ay ka qabaan in nabadegelyo daradda ka taagan Soomaaliya ay saamayn ku yeelato dalalkooda.
Dhawaanna waxa jiray hanjabaado ka dhan ah Kenya oo ka soo yeeray qaar ka mid ah kooxaha ka soo horjeeda dawladda ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ku eedeeynayey in Kenya ay farogelin ku samayso arrimaha Soomaaliya. Dalka Kenya waxa deggen boqolaal kun oo Soomaaliya oo ka soo qaxay Soomaaliya oo Qaarkood ay xeryaha qaxootiga ku jiraan, qaar kalena ay ganacsi xoog ah ku leeyihiin dalka Kenya gudihiisa gaar ahaana Magaaladd Nairobi. Beryahan danbe, waxa jira warar qalabka warbaahinta ee Kenya ay ka qorayeen dadka Soomaalida ah oo aan fiicnayn. Joogitaanka Soomaalida Soomaaliya ay ee joogaan dalka Kenya, Hawlaha ganacsi ay ay halkaas ka wadan, iyo dareenka Kenyanku ay ka qabaan joogitaankooda iyo hawlahooda ganacsi ee ay wadaan. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||