|
al-Shabab oo sheegtay in ajnabi ku soo biirayo
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Taliye ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta oo ku sugan Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in kooxo ajnabi ah oo ka imanaya dibedda
ay ku soo biirayaan dagaalka ay kula jiraan dowladda.
Taliyahaasi oo ka tirsan Shabaab, oo magaciisa qariyay ayaa sheegay in boqolaal maliishiyo ajnabi ah ay ku soo biireen ururkooda, kuwaasi oo u badan Pakistani. Magaalada Dhuusa Marreeb oo uu gacanta ku hayo urur diimeedka Ahlu Sunna ayaa abaar xum lagu soo sheegay. Waxaa kale oo Dhuusa marreeb laga soo sheegay in ay ku soo jabeen dad badan oo dagaallada Muqdisho ka qaxay. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||