BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
30 Juun, 2009, 11:39 GMT; 14:39 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Andy Murray oo si la yaab leh u guuleeystay
 
Andy Murray
Andy Murray waa cayaaryahanka koowaad ee Teniska ee Britain
Andy Murray ayaa sheegay inuu la yaabay guushii cayaartiisii afarta wareeg ahayd ee uu la yeeshay Stanislas Wawrinka, iyagoo ku ciyaarayay dhismaha saqafka cusub ee kore loo sameeyay.

Murray ayaa ku guuleeystay won 2-6 6-3 6-3 5-7 6-3, si uu u gaaro ciyaarta quarter final-ka ee Teniska Wimbledon.

Si kastaba ha ahaateen waxa uu yiri "waxay ahayd qaleyl, markii aanu isku kululeynay banaanka, ma aanan rajeyneyn. Waxaan filayay inaan ku ciyaareyno iyada oo aan garoonku dadneyn.

Andy oo ah cayaaryahanka koowaad ee Britain ayaa waxa uu ka cawday inaan la siin digniin ku filan ee cayaarta in gudaha lagu dheeli doono.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin