BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
29 Juun, 2009, 12:17 GMT; 15:17 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Shiikh Shariif oo eedeeyay al-Shabaab
 
Alshabaab
Alshabaab
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shraiif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay kooxaha mucaaradka inay carruur qoranayaan si ay dagaalka u adeegsadaan.

Mar sii horeysayna afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa isna waxa uu sheegay in carruurta qaar mukhaadaraad inta la cunsiiyo loo adeegsado weerarada is qarxinta ah.

Xaaladda carruurta iyo dhibaatada heysata iyo eedeymahaa la sheegayo maxaa ka jira, ayaan wax ka weydiinay guddoomiye ku xigeenka hey'adda Elman ee u ololeysa xuquuqda aadanaha Cali Shiikh Yaasiin, wuxuuna sheegay in labada dhinac ee dagaalamaya ay isticmaalaan caruurta.

 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin