|
Burcad badeed sii daayay markab
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay markab laga lahaa waddanka Belgium iyo shaqaalihii saarnaa kadib markii ay heysteen
muddo laba bilood ah.
Ra'iisul Wasaaraha Belgium oo warkan sheegay ayaa waxa uu yiri "waxaa na loo sheegay in dhamaan shaqaaluhu ay caafimaad qabaan" Saraakiisha ayaa sheegay in madaxfurasho lagu bixiyay sii deynta markabka loo yiraahdo, MV Pompei, iyo toban qof oo saarnaa oo u kala dhashay waddamada Holland, Belgium, Croatia iyo Filipinos.
Burcad badeedda Soomaalida ayaa markabka waxay ka afduubeen 18 April meel dhinaca waqooyi ka xigta jasiiradda Seychelles 150
km. |
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||