BBCSomali.com
great lakes
swahili
french
arabic
brasil
hausa
portugues for africa
Other Languages
 
26 Juun, 2009, 17:27 GMT; 20:27 SGA
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
Sawirrada Micheal Jackson ilaa yaraantiisi
 

Michael

Micheal Jackson waxa uu 29 August 1958 ku dhashay Indiana, waddanka Mareykanka

M

Michael Jackson albumkiisa ugu caansan waxa uu ahaa Thriller

M

Michael Jackson waxa uu isku sameeyay khalliimo badan oo dhinaca wejiga aj

M

Michael Jackson oo ka heesaya riwaayad

M

Michael Jackson waxa uu bilaabay in Telefishin uu kala heeso walaalihii isagoo 11 jir ah

M

1994 Michael Jackson waxa ay is guursadeen gabar uu dhalay heesaaga Elvis, waana ay kala tageen markii danbe

M

Michael Jackson oo ka heesaya riwaayad

M

Michael Jackson oo xiran dhar ka sameysan dheeman

M

Michael Jackson waxa uu bishii March yimid London isagoo balanqaaday inuu riwaayado ka dhigay London bisha July ee soo socota


 
 
QODOBADA WARKA UGU HOREEYA
 
 
Boggan email ugu dir saaxiib   Daabac
 
 
 
BBC Copyright Logo ^^ Kor ku noqo
 
  Wararka | Falanqeynta | Barnaamijyada | Mawjadaha | Saadaasha Hawada
 
  BBC News >> | BBC Sport >> | BBC Weather >> | BBC World Service >> | BBC Languages >>
 
  Privacy | Warsidaha Emailka BBC-da | Laanta Soomaaliga | Nagala soo xiriir | Gacan-siin